Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”AGAASIMIHII WASAARADA CADAALADA OO FAAHFAAHIN KA BIXIYAY SABABTA UU ISU CASILAY DHALIILO CULUSNA UJEEDIYAY XUKUMADII UU
November 21, 2018 - Written by editor

Burco(saxilnews .com)-Agaasimihii Wasaarada cadaalada Somaliland Xussen Maxamed Maxamuud  oo maanta ku dhawaaqey  in uu iska casilay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa cadeeyey sababtii ku kaliftey  in uu xilkaas iska casilay

 

Agaasimaha ayaa   sheegay in sababta ku kaliftey in uu is casilo ay tahay  nidaamka dawlad nimo ee dalka maanta ka jira oo ah nidaam askari ah  oo aan laheyn dhaqankii iyo hibadii dawlad nimo lagu yaqaaney , isla markaana talada dalka ay gacant aku hayaan Koox ku sheegay in ay yahiin Ciil qabayaal

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News