Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA” XUBIN KATIRSAN GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND OO WASIIRKA MAALIYADA SOMALILAND KU EEDEYEY SHARCI JABIN
November 6, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu wasiirka wasaarada maaliyada ku eedeyey inuu jabiyey xeerarkii iyo sharciyadii  dalkan u yaalay , kadib markii uu sameeyey cashuuro kordhin aanu awood u laheyn

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkaa Warkan

 

COMMENTS
Latest News