Saxilnews.com
DAAWO MUUQAAL:-WASIIRKA DEEGAANKA SOMALILAND OO KA HADASHAY UGAADHSIGA CUSUB EE DIINKA .
January 4, 2018 - Written by editor

Hargaysa(saxilnews.com):-Wasiirka Deegaanka Iyo Horumarinta Miyiga Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa ka hadashay ugaadhsiga cusub ee Diinka oo ka bilaabmay deegaano ka mid ah Somaliland

Wasiirka deegaanka oo u waramaysay Barnaamijka Deegaanka ee Radio Hargaysa ayaa sheegtay in talaabada lagu ugaadhsanayo diinku ay muujinayso in aan lexejeclo laga lahayn xayawaankii dhifka ahaa ee dalka ku hadhsanaa, waxa ay baaq u dirtay laamaha amaanka iyo guud ahaanba shacabka Somaliland.

Halkan Ka Daawo Warkan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News