Hargeysa (Saxilnews):- Waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu qaddiimsan caalamka, waana magaalada labaad ee Suuriya marka laga reebo Caasimada dimishiq, sidoo kalena Xalab waa magaalada ganacsiga ee dalkaasi iyadoo ah ta ay dadka ugu badani ku noo yihiin iyadoo waxii ka horeeyey kacdoonkii carabta ee 2011 hoy u ahaan jirtay illaa 4.5 dad ah.