Saxilnews.com
Siyaasi Wasiirka Maaliyadda Somaliland Ku Eedeeyey Musuq-maasuq Baahsan Iyo Qaraabo Kiil,Fariina U Direy Madaxwayne Siilaanyo
September 30, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Siyaasi Maxamed Food-yare oo kamida siyaasiyiinta Somaliland ayaa wasiirka maaliyada eeydamo kulal usoo jeediyay kuna eedeyey musuq-baahsan iyo qaraabo kiil,isaga oo sidoo kalena fariin u direy madaxweyne Siilanyo.Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News