Saxilnews.com
DAAWO-MUUQAAL:- QUWADA CIIDAN EE UU LEEYAHAY DALKA JARMALKU
October 22, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Jarmalku waxay haystaan quwad dhaqaale oo la isku hallayn karo, waxayna ahayd sanadka 2016 markii ay xukuumadu amartay in ciidamo cusub la qoro, shacabkana ay ugu baaqday in qoys waliba kaydsado cunto iyo saad ku filan muddo 10 maalmood ah, si loo tijaabiyo qaabka looga bixi karo hadii ay wax weyni dhacaan iyadoo jarmalku isu diyaarinayaan xaalada deganaansho la’aaneed oo mustaqbalka dhow iman karta.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News