Saxilnews.com
DAAWO-MUUQAAL:- QUDBADII UU JEEDIYEY MUSHARAXA MADAXWEYNE KU XIGEEN EE XISBIGA WADDANI AMP.MAXAMED CALI CABDI .
October 22, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (Saxilnews):- Amp.Maxamed Xaaji Cali Cabdi musharaxa  madaxweyne ku xigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa qudbad kooban oo mahad celin ah u jeediyey ergooyinkii golaha dhexe  ee maanta kala saarayey musharaxiinta waxaana uu sheegay in intii  u codeeyey iyo kuwii ka codeeyeyba uu aad ugu mahad celinaayo .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News