Saxilnews.com
DAAWO-MUUQAAL:- MADAXWEYNE SIILANYO OO DALKA KU SOO LAABTEY SAXAAFADANA AAN LA HADAL
July 22, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (GTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa shalay galab dalka ugu soo laabtey isaga oo ku maqanaa safar isaga khaas u ah

 

Madaxweynaha ayaa Markii uu ka soo degay diyaaradii siday waxaa madaarka ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenka Somaliland , wasiiro , Xildhibaanoi, Taliyaasha ciidama kala duwan waxaana uu madaxweynuhu u gacan qaadey mid mid

Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa markii  soo gaadhey  qolka nasashada ee madaarka cabaar ka dib loo soo galbiyey aqalka madaxtooyada Somaliland Madaxweynuhuna saxaafada lamuu  hadal oo kamuu war bixin safarkiisa sidii ay bulshadu sugeysay

Balse taas bedelkeeda waxaa safarka madaxweynaha ka war bixiyey afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax )

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News