Saxilnews.com
Daawo-Muuqaal:- Macluumaad Yaab Leh Oo Ku Saabsan Dhaqamada Madaxweynaha Dalka Filibiin
October 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Barnaamijkeena waxaynu ku soo bandhigaynaa xogo ku saabsan Madaxweynaha cusub ee dalka filibiin Rodrigo Dotreti oo ah Madaxweynihii 16-aad ee wadankaasi, xilkan qabtay Bishii June ee sanadka 2016,  waxana ku gedaaman mowqifyo iyo go’aamo  uu soo saaray kuwaasoo ka dhigaya isaga Madaxweynihii ugu fududaaa ee dunida soo mara .

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News