Saxilnews.com
DAAWO-MUUQAAL:- ADEEGYADA LA YAABKA LEH EE DIYAARADA MADAXWEYNAHA MARAYKANKA
September 15, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (Ilays-News):-  Dhanka ammaanka Diyaaradda Madaxtooyada Maraykanka Boeing 747 waxay u dhigantaa qalcad difaaceeda aad loo adkeeyey iyadoo awood u leh inay ka hortagto hadii  gantaalo lala beegsado, halka sidoo kalena ay leedahay gaashaan ka difaaci kara weerar kasta oo dhanka nukliyeerka ah oo suurogal ah in lala beegsado.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News