Saxilnews.com
Daawo :- Musharax Ciro Oo Markii Ugu Horeysa Shaaciyey Saaxiibkiisa Ugu Dhaw +  Waa Kuma   
November 12, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

 Cabdiraxmaan Maxamed  Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu markii ugu horeysay  uu shaaciyey cida ah saxiibkiisa  ugu dhaw , waxaana musharax Ciro sheegay in Saxiibkiisa ugu dhaw uu yahay Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News