Saxilnews.com
Daawo:-Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Qodob Qodob U Dul Istagey Ujeedka Uu Darnaa Kulan Ay Xisbiyada Iyo Kominshanka Doorashooyinku Fooda Isku Dareen
January 17, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana

ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaaw axaa uu qodob qodob u dul istaagey ujeedka uu daarna kulan ay saaka fooda isku dareen xisbiyada qaranka Somaliland iyo gudida doorashooyinku .

Muddane Ciro waxaa uu sheegay in xisbiyada mucaaridku iyaga oo mideysan o u arkeen in wakhtiga ugu yar ee abaarta dalka ka jirta lagag bixi karo in ay tahay 6 bilood isla markaana ay codsigaasi u gudbiyeen gudida doorashooyinka , xisbiga kulmiye na arintaasi ku kala aragti duwanaadeen

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News