Saxilnews.com
Daawo:-Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Hada Fariin Madaxweyne Siilano Warbaahinta U Mariyey
May 10, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

 

Hargeysa (Saxilnews):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee WaddaniCabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxa uu fariin qalabka warbaahinta uu u mariyey madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo

 

Fariintan uu musharax Cabdiraxmaan Ciro diray ayaa waxaa ay tahay in xisbiga Waddani laga daayo cadaadiska ay xukuumadu ku hayso isagoo uu tusaale u soo qaatey falkii hogaamiye Xirsi lagaga hor istaagey cisbitalka Caynaba iyo isaga oo sidoo kale sheegay in calamadii xisbiga Waddabi ee sudhnaa magaalooyinka u dhaxeeya Berbera iyo Hargeysa la guray sababta oo ah madaxweyne Siilanyo oo Berbera ku sii socda

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News