Saxilnews.com
DAAWO Murashaxa Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Saaka Salaadi Jimcaha Kula Tukaday Shacbaka Reer Ceerigaabo + SAWIRO
August 11, 2017 - Written by cabdilaahi hargaysa

Ceerigaabo:-(Saxilnews.com) Murashaxa Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Saaka Salaadi Jimcaha Kula Tukaday Shacbaka Reer Ceerigaabo

Halkan Ka Daawo Sawiro

Murashax ku xigeenka xisbiga mucaaradka ee waddani oo malintii labaad safar ku jooga magalada ceerigabo ayaa saaka shacabka reer Ceerigabo kula shaaheyey Maqaxida istaanbul Ee Kutaala Bartamaha Magalada Ceerigabo Isagoo Shacabkii Halka Jogay Ay Dhexmareen Hadalo Sheekoyin Iyo Kaftan Isugu Jiray Isago Musharaxa Si Farxadi Ku Dhehantahy Wakhtigii Uu La Jogay isla Markana Shacabka aya U Mahad Naqeen Booqashada Iyo Lakulankiisaba

   

Sido Kale Musrashax Maxamed Cali Aw Cabdi Ayaa Saladii Jimacaha Kula Tukaday Shacabka Reer Ceerigabo Misjid Jamaca Magalada Ceerigabo

 

COMMENTS
Latest News