Saxilnews.com
Daawo:-Murashax Faysal Cali Waraabe Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Madax-dhaqameed Iyo Culimo Awdiin Kasoo Jeeda Degmada Xaaji Saalax  
January 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)Murashaxa xisbiga mucaaradka ah xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley madax-dhaqameed iyo culimo awdiin kasoo jeeda degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daadmadheedh.

Waxaana ay culimadan iyo madax-dhaqameedkani Eng Faysal Cali Waraabe gudoonsiiyeen hay’add qaali ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News