Saxilnews.com
Daawo:- Murashax Faysal Cali Waraabe Oo U Hanjabey Gudoomiyaha Maxkamada Sare
March 31, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga Ucid Ahna Murashaxa Jagaladda Madaxweynimo Ee Xisbiaga Ucid Eng Faysal Cali Waraabeayaa waxaa uu hadalo hanjabaado ah hawda u mariyey gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali oo ay hor taalo dacwad uu xisbigaasi ka soo gudbiyey xildhibaano ka soo baxay UCID oo ku biiray xisbiga Kulmiye

 

Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu gudoomiyaha maxkada sare u soo jeediyey in uu xildhibaanadaasi dacwadooda sharciga uu u raaco oo aanu qabiilka ka horeysiin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News