Saxilnews.com
Daawo:- Murashax Cirro Oo Cod Dheer Ku Sheegay In Uu Ka Maarmey Codkii Gobalka Awdal
June 29, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews)Daawo:- Murashax Cirro Oo Cod Dheer Ku Sheegay In Uu Ka Maarmey Codkii Gobalka Awdal waxaanu hadalka ka sheegay mar uu maanta ka soo dagay garoonka diyaradaha ee magaladda hargeysa

halkan ka daawo muuqaalka warkan

COMMENTS
Latest News