Saxilnews.com
Daawo Xisbiga Taladda Dalka Haya Ee Kulmiye 40 Xafiis Ka Furtay Inta U Dhaxaysa Hargeysa Iyo Berbera
October 5, 2017 - Written by cali abdilaahi

Berbera(Saxilnews.com)-Daawo Muqaalka Xubno Ka Mida Golaha Wsiirada S/land Iyo Xubno Iyaguna Ka Mida Gudida Kambaynka Doorashada Oo Manta Xadhiga Ka Jaray In Kabada 50 Xafiis Oo Laga Furay Degmooyinka Lasgeel Iyo Madheera Oo Xisbiga Kulmiye Yeelan Doono

Halkan Ka Daawo Muqalkan Oo Dhamays Tiran

COMMENTS
Latest News