Saxilnews.com
Daawo:-Mujaahid Xasan Guure Oo Ka Hadlay Geeridii Ku Timi Gudoomiyihii Sarriflayaasha Somaliland Dhaliilo Xoogana Usoo Jeediyey Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo
January 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Gudoomiyaha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa ka hadlay geeridii ku timi gudoomiyihii sarriflayaasha Somaliland oo xalay ku dhex geeriyooday saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa,Sicir Bararka dalka  taagan.

Waxaana uu dhaliilo xoogan usoo jeediyey xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=h_w4Q_vFro8

COMMENTS
Latest News