Saxilnews.com
Daawo:-Muj Xassan Guure Oo Mar Kale Si Adag Uga Hadley Saldhiga Military Ee Dawlada Imaaradka, Kana Gil Gishay In ….
January 22, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Muj Xassan Guure Jamaac oo ka mid ahaa mujaahidiinta dalka u soo halgameyee SNM ayaa waxaa uu si adag uga digay in magaalada Berbera uu saldhig ciidan ka sameystaan dawlada imaraadka carabtu

 

Waxaa uu sheegay in hadii saldhigaasi Berbera laga sameeyo uu bilow u noqon doonto xaalad dagaal oo uu qarankani galo iska markaana ay Somaliland ku dhex dhiman doono hirdan ka dhex qarxa dawladaha carabta iyo Itoobiya .

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News