Saxilnews.com
Daawo:-Muj Ooto Biixi Oo Sheegay In La Dhacay Hagbad Beesha Gobalka Hawd Kula Jirtey Mid Ka Mid Ah Xisbiyada Iyo Cida Dhacdey
January 21, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Muj. Maxamed Biixi Caalin (Ooto Biixi ) waxaa uusheegay in la dhacay hagbad ay beesha Axmed Dhagax iyo gobalka Hawd kula jirtey xisbiga Kulmiye markii ay gacantoodii soo gaadhey .

 

Mujaahidka oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu hadalkani ka yidhi mar uu maanta ka hadlaayey xaflad xisbiga Waddani u sameeyey haweenka xaafada Axmed Dhagax  waxaana uu tilmamay in beesh  fartooda kaga aarsan doonan maalinta doorasahda

 Halakn Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News