Saxilnews.com
Daawo:- Mo Farah Oo Ku Baaqay In Si Deg Dega Loogu Gurmado Abaarta Kulul Ee Ka Jirta Somalilnad
March 15, 2017 - Written by suxufi

London (Saxilnews) Orodyahanka caanka ah ee Moha Farah oo asal ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa si dareen taabasho leh uga Hadley abaaraha afaayey kumanaan qoys ayaa beesha caalmaka ugu baaqay in si deg dega loogu gurmado dadka abaaruhu Saameynta weyn ku yeesheen ee Reer Somaliland iyo Soomaaliyaba.

Waxaanu Sir Mo Farah uu xusay in uu lacago badan ku taageeri doono sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ba’an ee xadhkaha goostay.

Moha Farah waxaa uu yidhi “Waxaan bixin doonaa dhaqaale badan oo lagu tala-galey caruurta ay saameeyen abaaruhu ku sugan Somaliland iyo Soomaaliya iyo dunida inteeda kaleba”

Sawirka:– Mo Farah Oo Ku Baaqay In Si Deg DegaLooguGurmadoAbaartaKulul Ee Ka JirtaSomalilnad

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News