Saxilnews.com
Daawo:- Mid Kamid Ah Mujaahidiina SNM Oo Ku Baaqay Shirwayne Ay Iskugu Yimaadan Mujaahidiinta Somaliland
June 9, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews)-Mujaahid Maxamuud Cabdi Cabdilaahi oo kamid ah mujaahidintii SNM ayaa ku baaqay shirwayne ay iskugu yimaadan mujaahidiinta SNM bisha Ramadan kadib.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News