Saxilnews.com
Daawo:- Mid Ka Mid Ah Maayarada Somaliland Oo Shil Gaadhi Ku Dhaawacmey
March 19, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Maayarka Degmada Seyla oo ka tirsan gobalka Hawd ayaa waxaa uu goor dhaweydku dhaawacmey shil gaadhi ka dib markii gaadhigii uu saarna uu la dhacay

 

Gaadhiga ayaa waxaa uu gudoomiyaha degmada Sayla uu kula dhacay meel u dhaw magaaladaasi , waxaana gaadhiga la saarnaa afar  qof oo kale balse wax ku dhintey ma jiro marka laga yimaado dhawaca dadkaas iyo gaadhigii oo burburey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News