Saxilnews.com
Daawo:-Meherad Ay Ka Faa’ideysan Doonaan Gaadiidku Oo Laga Furey Hargeysa Iyo Shaqooyinka Ay Qaban Doonto
January 28, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland laga furay meherad

ay ka faa’ideysan doonan gadiidku isla markaana lagu iibin doono noocyada kala duwan ee saladiiha ay baabuurtu ku shaqeyso

Meheradan ayaa waxaa laga furay dhinca bari ee caasimada Hargeysa waxaana ay shirkadani wakiil ka tahay shirkad fadhigeedu yahay magaalada Dubai ee wadanka imaaradka carabta , waxaana ay siliidaha ay iibisaa ay noqdeen qaar tayadooda lagu reeyey .

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News