Saxilnews.com
Daawo:-Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Maandoriye Isbiirto Ah Ku Warejisay Dhakhtarka Wayn Ee Caasimada Hargeysa
June 18, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maandooriye Isbiirto ah waxay ku wareejiyeen cusbitaalka magaalada Hargeysa,waxaana uu sheegay gudoomiyaha Maxkamadda Hargeysa in la xukumay eedaysanayaashii lagu soo qabqabtay Maandooriyahan Isbiirtada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=6MsNCDqcFwg

COMMENTS
Latest News