Saxilnews.com
Daawo:-Maxkamada Magaalada Hargeysa Oo Maanta 9 Eedeysane Ku Riday Xukun Noociisu Cusub Yahay Iyo Danbiga Ay Galeen
January 30, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Xirsi

ayaa waxaa uu maanta xukuno isku mid ah ku riday sagaal Eedeysane oo lagu soo eedeeyey in ay bilaa sharci ku wadeen baabuurta ay dadka shacibka ay raacaan ee Basaska Caasiga Ah

Gudoomiyaha maxkamada degmada ayaa waxaa uu sheegay in eedeysanayaashani ay ahayeen qaar caadeystayaal ah isla markaana waxaa uu shacibka kale ee reer Somaliland uga digay in ay bilaa sharci ku kaxeystaan baabuurta

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka warkan

COMMENTS
Latest News