Saxilnews.com
Daawo:-Maxkamada Maamulka Puntland Oo Go,aan Ka Soo Saartey Dacwadii Telefishanka Universal
April 5, 2017 - Written by suxufi

Garoowe (SaxilNews):- Maxkamada gobalka Nuugaal ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay maanta go,aanka gaadhey kiis la xidhiidha dacwad ay wasaarada warfaafinta Puntland ka gudbisay telefishanka Universal oo dhawaan laga joojiyey in uu ka hawl galo deeganada maamulkaas .

 

Maxkamada ayaa waxaa ay go,aamisay

1. in telefishanka Universal Tv uu bixiyo lacag gaadheysa $2000 oo anshaxa la xidhiidha .

2. In wasaarada warfaafinta Maamulkaasi ay bixiso intii uu telefiishanku xidhnaa kharashaadkii soo gali lahaa

3. in telefishanka Universal maanta laga bilaabo xiyiraadii laga qaadey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News