Saxilnews.com
Daawo:-Maxkamada Degmada Hargeysa Ayaa Xukuno Kala Duwan  Ku Ridey 7 Ruux Oo Xaraan Quutayaal Ah Oo Ciidamada Booliska Soo Qabqabteen
June 16, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa xukuno kala duwan oo iskugu jiran xadhig iyo ganaax lacageed ku xukuntay 7 Eedayne oo Xaaraan Quutayaal ah oo lagu soo qabtay iyaga oo xaaran cunaya bisha barakaysan ee Ramadan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=tcdsdg_KbaY

COMMENTS
Latest News