Saxilnews.com
Daawo:-Masuulyiinta Gobalka Togdheer Iyo Wasiirka Caafimaadka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Shuban Biyoodkii Burco Ka Dilaacay
June 8, 2017 - Written by suxufi

Burco (Saxilnews):- Masuulyiinta gobalka Togdheer iyo wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Dr SaleebanAxmed Ciise Xaglotoosiye oo wada jir warbaahinta ula hadley ayaa waxaa ay war cusub ka soo saareen xanuunkii shuban biyoodka ee dhawaan ka dilaacay Magaalada Burco

Masuulyiintani waxaa ay sheegen in lagu guuleysto in Magaalada Burco laga xakameeyo cudurkaas isla markaana waxaa ay cadeyeen in aaney jirin cid ilaa shalay iyo maanta xanuunkaasu u geeriyootey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News