Saxilnews.com
Daawo:-Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Oo Dacwad Ka Dhan Ah Xukuumadda U Gudbiyey Maxkamadda Sare Ee Somaliland
March 26, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa maanta dacwad ka dhan xukuumadda u gudbiyey maxkamadda sare ee Somaliland.

Waxaana ujeedada dacwadan faahfaahin ka bixiyey xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde iyo Xuseen Axmed Caydiid oo kamid ah saraakiisha xisbiga WADDANI.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=qp0qovFJ7wo

COMMENTS
Latest News