Saxilnews.com
Daawo:-Masuuliyiinta Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Ka Hadlay In Shirkado Gaar Ah Kooto Loogu Xidhayo Adeega Laydhka
April 24, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Masuuliyiinta wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa ka hadlay in shirkaddo gaar ah kooto loogu xidhayo adeegada Korontada taas oo masuuliyiinta shirkadaha bixiya adeega korontadu ay wasiirka ku eedeeyeen.

Waxaana sidoo kalena ay ka hadleen kulan shalay dhex maray masuuliyiinta shirkadaha Laydhka iyo wasiirka Macdanta kaas oo qaar kamid ah masuuliyiinta shirkaduhu ay dabada uga soo baxeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=3qCw_gfg_ZA

COMMENTS
Latest News