Saxilnews.com
Daawo:-Masuuliyiinta  WADDANI Ee Gobolka Saaxil Oo ka Hadlay Mudaharaadada Ay Dhigayaan Shaqaalaha Dekeda Berbera
March 14, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ee gobolka Saaxil ayaa ka hadlay mudaharaadada ay dhigayaan shaqaalaha dekeda Berbera ee ay kaga soo  horjeedaan shirkada Dp World.

Waxaana ay eedaymo usoo jeediyey xukuumadda iyaga oo ku eedeeyey inay ka baxday ballan qaadkii la galeen shaqaalaha dekeda ka hawl galla.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=cIuBRfHy_ok

COMMENTS
Latest News