Saxilnews.com
Daawo:- Masuuliyiinta Ugu Saraysa Gobolka Togdheer Oo Qaylo Dhaan U Diray Shacabka Somaliland Iyo Ka Burcaba.
June 1, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Burco(Saxilnews)Masuuliyiinta ugu saraysa Gobolka Togdheer ayaa qaylo dhaan ku aadan shuban biyoodka ka dilaacay magaaladaasi u diray shacabka ku dhaqan magaalada burco qaybaheeda kala duwan

Halkan Hoose Ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News