Saxilnews.com
Daawo:-Mareykanka Oo Wafti Culus Markii Ugu Horeysay U Soo Diray Somaliland Iyo Kulamo Waftigaasi La Yeeshay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland
June 29, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Dawlada Mareykanka ayaa waxaa uu wafti culus oo uu hogaaminaayo safiirkadalka Somaliya u fadhiya dalka Mareyanka u soo dirtey Somaliland

Waftigan ayaa waxaa ay maanta xarunta madaxtooyada Somaliland kula kulmay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici isla markaana ah ku siisimaha madaxweyne

Wasiirka arimaha dibada oo warbaahinta la hadley waxaa uu sheegay in ay tahay markii ugu horeysay ee uu safiirku Hargeysa yimaado , isla markaana uu kulamo la qaadan doono xisbiyada iyo ururada Bulshada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News