Saxilnews.com
Daawo:- Magaalada Berbera Xabaal Wadareed Aas-Qaran Ah Loogu Sameeyey Dad Uu Xasuuqey Rajiimkii Maxamed Siyaad Bare
March 19, 2017 - Written by suxufi

Berbera (Saxilnews):- Waxaa maanta magaalada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil XabaalWadareed loo sameeyey 17 qof oo ku jiray xabaal wadareed ka dib markii uu xasuuqey kali talyihii Maxamed Siyaad Bare

 

Gudida Baadhista Xasuuq ayaa waxaa ay sheegen in dadkan la dilay sanadkii 1989 kii isla markaana ay u badnaayeen dhalinyaro

COMMENTS
Latest News