Saxilnews.com
Daawo :- Madaxweyne Siilanyo Shalay Iyo Maanta Iyo Mawqifyada Kala Duwan Ee Uu Ka Taagnaa Arimaha Shidaal Baadhista ” Sun Baa Lagu Daadinayaa “.. SHALAY
March 27, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wakhtigii uu madaxweyne Siilanyo ahaa mucaaridka ayaa waxaa uu aaduga soo hor jeeday in sahmin shidaal laga sameeyo dalka , waxaana uu wakhtiyadaas sheegay Muddane Siilanyo in dal aan la aqoonsaneen sharci aanay aheyn in shidaal baadhis laga sameeyo

Sidoo kale Madaxweyne Siilanyo waxaa uu sheegay in shirkadaha  shidaalka baadhaya aanay jirin wax ay baadhayaan balse sunta iyo haadha Nuclear ka ay ku aasayaan meelaha ay qodayaan

 

Balse Maanta madaxweyne Siilanyo waxuu qabaa fikir ka duwan kaas uu qabey wakhtigii uu mucaaridka ahaa waxaana uu shalay daah furay in samin shidaal laga sameeyo gobalada Togdheer iyo Saraar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News