Saxilnews.com
Daawo:-Madaxweyne Siilanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Qaramada Midoobey Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen
May 9, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaauu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Haay’adda UNICEF

 

Waftigan ayaa waxaa ay u kuur galayeen xaalada abaaraha eek a taagan Somaliland isla markaana waxaa ay madaxweynaha ka wada hadaleen sidii la iskaga kaashan lahaa in dadkaasi abaaraha xun ku dhaceen wax loo qabto

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News