Saxilnews.com
Daawo:- “Madaxweyne Siilaanyo Waxaa Lagu Xusuusan Doona Warbaahintii Madaxa Banaaneyd Ee Somaliland Oo Uu Burburiyay” Wariye Madax Banaan
April 9, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews) Wariye Madaxweyne Siilaanyo ku sifeeyay shaqsi lagu xusuusan doono burburinta warbaahintii madaxa banaaneyd ee Jamhuuriyada Somalilnad

“Madaxweyne Siilaanyo Waxaa Lagu Xusuusan Doona Warbaahintii Madaxa Banaaneyd Ee Somaliland Oo Uu Burburiyay, waxaananu  leenahay madaxweyne Siilaanyo Soomaaliya Siyaad Bare ayay eedday ee adna Somaliland yaanay ku eedin-” Wariye Madax Banaan

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News