Saxilnews.com
DAAWO:-MADAXWEYNE MUUSE BIIXI OO WELI KU GUDDO JIRA SAFARKIISII ADDIS ABABA IYO WARARKII UGU DAMBEEYAY
January 18, 2018 - Written by editor

Addis Ababa:-(saxilnews.com) Madaxweyneha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa weli ku gudo jira safarkii uu ku tagay Magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya.

safarkan oo ahaa kii labaad ee uu dalka Kaga Anbabaxay tan iyo Markii ay shacabka somaliland doorteen ayaa waxa uu la kulmay Ra’isal Wasaaraha dalkaasi oo ay ka wada hadleen arrimo labada dalba dani ugu jirto,

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News