Saxilnews.com
Daawo” Madaxweyne Looga Roon In Khudbad Uu Dad U Jeedinaayo Warqad Ka Akhriyo ..” Muj Boobe Yuusuf Ducaale Oo Weerar Afka Ku Qaadey Farmaajo
June 28, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Muj Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ah siyaasiyiinta iyo haldoorka reer Somalilandayaa waxaa uu mid mid u soo bandhigay khaladaad uu sameeyey madaxweynaha dalka Somaliya Farmaajo habeenkii la xusaayey munaasibada 26 June

 

Boobe ayaa waxaa uu Ayaan daro ku tilmaamay in nin isku sheegay madaxweyne dal Somaliyeed uu garan waayo oo uu khaldo magacyo aan mudneen in la qaldo oo ah abwaano dadka Soomaliyeed magac iyo maamuusba ku lahaa

Halkan Hoose Ka Daaawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News