Saxilnews.com
Daawo:-Madaxweyne Ku XIgeenka Somaliland Oo Dhaliilo U Jeediyey Jaamacadaha Dalka
December 12, 2018 - Written by Admin..

Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaa uu dhaliilo  u jeediyey jaamacadaha dalka oo uu ku sifeeyey qaar aad moodo inay tiro ku tartamaan balse aaney ku tartamin wax tayo ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News