Saxilnews.com
Daawo:-Madaxweyne Farmaajo Oo Qaab Aan Hore Loo Arag Loogu Soo Dhaweeyey Madaxtooyda Kenya , Hub Iyo Dantaalo Loo Riday Soo Dheyntiisa
March 23, 2017 - Written by suxufi

Nairobi (Saxilneews):- Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa dhiggiisa SoomaaliyaMaxamed C/laahi Farmaajo ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee Nairobi, halkaasoo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay

Image may contain: one or more people and people standing

Labada Madaxweyne ayaa salaan ka qaatay cutubto ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Kenya, waxaana loo garaacay astaanta Qaranka ee Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya , sidoo kale waxaa hub iyo gantaalo loo riday soo dhaweyntiisa .

 

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa kulan albaabada u xidhan yeeshay, waxaana ay ka wada hadlayaan xoojinta xidhiidhka labada dal, iskaashiga, amniga iyo la dagaalanka Al-Shabaab.

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Labada Madaxweyne ayaa la filayaa inay kala saxiixdaan heshiisyo kala duwan, iyadoo si wada jir ah u qaban doona shir jaraa’id.

Image may contain: 1 person, standing and suit

Madaxweyne Farmaajo ayaa booqasho 3 cisho uga bilaabatay dalka kenya, waxaana uu 25-ka bishan uu kaga qeyb galayaa shir madaxeedka Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayo arrimaha qaxootiga.

Image may contain: 2 people, people standing and suit

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: one or more people and people standing

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News