Saxilnews.com
Daawo:-Madaxweyne Farmaajo Oo ;-Kumanaan Qof Oo Reer Moqdisho Ah U Jeediyey Khubad Hanjabaad Iyo Digniin U Badan ” Waan Iska Kiin Celin Doonaa …”
June 4, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Moqdisho (Saxilnews):- Maxamed Cabdilaahi Farmaajo madaxweynaha dalka Somaliya ayaa waxaauu maanta kumanaan qof oo shacbiga reer Moqdisho ah u jeediyey khubad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa

Khudbadan uu madaxweyne Farmaajo jeediyey ayaa waxaa ay u badneed hanjabaad iyo digniino uu u diraaro ururada dagaalada ka wada dalka Somaliya isla markaana waxaaa uu ku soo bandhigay khudbadiisan wax qabaka xukuumadiisa 100 maalmood ee ugu horeeyey iyo waxyaabaha u qorsheysan

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News