Saxilnews.com
Daawo:-Madaxweyne Farmaaajo Oo Maanta Ku Labistey Dharka Gaarka U Ah Ciidamada Iyo Dagaal Ku Dhawaaqey
April 6, 2017 - Written by suxufi

Moqdisho(Saxilnews):- Madaxweynaha dalka Somaliya Muddane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaawaxaa uu maanta uu ku labistey dharka khaaska u ah ciidamada ee loo yaqano [Tuutaha ] .

 

Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu ku dhawaaqey dagaal ka dhan ah kooxda Al-shabab isla markaana waxaa uu cafis u fidiyey dhalinyarada ku jirta ururkaas ee isku soo dhiiba muddo 60 cisho gudahood ah

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: 2 people

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News