Saxilnews.com
Daawo:- Madaxweynahii Carbeed Ee Dadka Dalkiisa Ka Mamnuucay Inay Soomaan Ramadaanta
March 22, 2017 - Written by suxufi

Daawo:-Mid ka mid ah madaxwaynayaasha aduunka ayaa dadka dalkiisa ka mamnucey in ay Soomaan Bisha Ramadaan inkasta oo dhacdadani xiligani ay dhacday ahayd Qarnigii 20 aad.

waxay ka dhacday dalka Tuunisiya iyada oo madaxwaynihii xiligaasi Xabiib Raqiiba bil Ramadaan ayaana la arkay isaga oo wax cunaya.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News