Saxilnews.com
Daawo:-Madaxweynaha Somaliya Oo Ka Hadley Abaaraha Baaqna U Diray Dawladaha Carabta +
January 19, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Madaxweynha Dalka Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa

waxaa uu ka hadley abaaraa ka jira dhulk Somalida .

Madaxweynuhu waxaa uu sheegay in abaar aad u xoogani ay ka jirto guud ahaan dhulka Somalida isla markaaana uu maanta isku yeedhay safiirada dawladaha carabta ee Moqdsho ku sugan isla kana codsadey in ay dawlahoodu caawimo ka geystaan abaaraha

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News