Saxilnews.com
DAAWO MADAXWEYNAHA MAAMULKA PUNTLAND OO DAGAALKA GAALKACAYO KU EEDEEYEY DAWLADA SOMALIYA
October 24, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Boosaaso (Saxilnews):- Madaxweynaha  maamulka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu ka hadley dagaalka mudooyinkii ugu danbeeyey ka soo noq noqonaayaey magaalada Gaalkacayo waxaana dagaalkaasi masuulyadiisa uu saaray dawlada Somaliya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News