Saxilnews.com
Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Si Kadis Ah Uga Soo Dhex Muuqday Mid Kamid Ah Hudheelada Magaalada Hargeysa
March 28, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews) Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa maanta  si kadis ah kamaradaha Warbaahintu u qabteen isaga oo ka shaahaynaya mid kamid hudheelada magaalada Hargeysa isla markaana la fadhiya lana shaahaynaya odayaal iyo madax-dhaqameed reer hargeysa ah .

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=UfNdKzCMLqQ

COMMENTS
Latest News