Saxilnews.com
Daawo:-Madaxwaynaha Somaliland Oo  Kulan La Qaatay Safiirka Turkiga U Fadhiya Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay
March 22, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo’ ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka dawlada Turkiga u fadhiya Somaliland,waxaana ay ka wada hadleeen arrimaha abaaraha,iskaashiga iyo xidhiidhka labada dawladood ka dhaxeeya iyo waliba dhanka waxbarashada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=CV06WhWx7DM

COMMENTS
Latest News